Amaano Public Accounting Firm

Amaano Public Accounting Firm Amaano Public Accounting Firm is a full service accounting firm in Mogadishu, Somalia.

Our commitment to excellence and our focus on providing continuing relationships with our clients has kept us strong.

Shirkadda xisaabeedka amaano Public accounting Firm waxay kuu samayn doontaa:✅Dajinta iyo fadhiisinta Xisaabaadka;✅La so...
07/09/2023

Shirkadda xisaabeedka amaano Public accounting Firm waxay kuu samayn doontaa:

✅Dajinta iyo fadhiisinta Xisaabaadka;
✅La socodka iyo maamulka xisaabaadka;
✅Sameynta Xisaab-xirka sannadlaha ah;
✅Sixidda qaladaadka maaliyadeed; iyo
✅La talin ganacsi oo bilaash ah.

Maantaba nala soo xiriir, si aan kuugu xalinno xisaabaadka iyo hantidhowrka ganacsigaaga, hay’addaada ama mashruucaaga shaqo.

Nagala soo xiriir
0613395626/ 0623395626

XIRMADA ARDAY-KAAL: U GAAR AH ARDEYDA SOOMAALIYEEDWaxaan ugu bishaareeneynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maraya san...
07/09/2023

XIRMADA ARDAY-KAAL: U GAAR AH ARDEYDA SOOMAALIYEED

Waxaan ugu bishaareeneynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maraya sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda inaan u diyaarinnay xirmo ka kooban:
✅Turxaan bixinta buugga qalin-jabinta;
✅Tifaftirka hab qoraalka buugga thesiska
✅Nashqadeynta jaldiga buugga thesiska
✅Diyaarinta iyo nashqadeynta CV-ga; iyo
✅La talin xirfadeed oo bilaash ah.

Intaan iyo ka badanba, hadba baahidaada sida ay tahay ayaan kugu adeegeynaa

Nagala soo xiriir
0613395626/ 0623395626

Address

Suldaan Business Park, 21 November
Mogadishu

Telephone

+252613395626

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amaano Public Accounting Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amaano Public Accounting Firm:

Share