Cabdi - Deeq

Directions

Cabdi - Deeq Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi - Deeq, Accountant, London.

Fadeexad: Wasiirka Waxbarashada Puntland, Fuaad Abshir Adeer, ayaa lagu eedeynayaa inuu faragelin ku hayo maamulka Dugsi...
26/08/2026

Fadeexad: Wasiirka Waxbarashada Puntland, Fuaad Abshir Adeer, ayaa lagu eedeynayaa inuu faragelin ku hayo maamulka Dugsiga Sare ee Omar Samatar Gaalkacyo.

Wararka ayaa sheegaya in wasiirku doonayo inuu maamulaha dugsiga u magacaabo Ibraahim Cabdi Warsame, oo h**ey u soo noqday maamulaha Dugsiga Sare ee Cirro Bursalax, hadana ah guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda PUST, sidoo kale wasiir Fuaad ayaa diiday in loo tartamo xilka maamulaha dugsiga Omar Samatar.Arrintan ayaa la sheegay inay la xiriirto qorshe wasiirku doonayo inuu xilka uga beddelo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug, Axmed Huruuse Xaashi , isagoo booskaas u wada qof ay saaxiibo dhow yihiin.

Bulshada Gaalkacyo iyo gobolka Mudug ayaa walaac ka muujisay arrintan, gaar ahaan xil-ka-tagistii maamulihii h**e ee Omar Samatar, Cabdifitaax Aw-Khalaf, oo loo aqoonsanaa inuu ka mid ahaa maamulayaashii ugu waxqabadka fiicnaa ee soo mara Omar Samatar.

Waa nasiib-darro in xilalka waxbarashada lagu saleeyo xiriirro shaqsiyeed iyo dano gaar ah, halkii lagu saleyn lahaa aqoon, karti, khibrad iyo waxqabad.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi - Deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category