08/03/2022
Shirkadda Xisaabadka iyo Hantidhowr-ka ee ARROW & CO Chartered Accountants, ayaa magaalada Bosaso shirkadaha waa weyn iyo Bangiyada uga wada Tababar ku saabsan nidaam xisaabeedka Caalamiga ah ee IFRS ( INTERNATIONAL FINANCIAL REPORTING STANDARDS) kaaso Socon doona mudo dhan sadex bilood ah.
.