06/05/2024
Maareynta Xisaabta ganacsigu waxay door muhiima ka qadata kobcinta ganacsiga
Iyo la socodka dhaqdhaqaaqa ganacsiga
1. Xisaab xidhka sanadlaha, Bilaha iyo maalin laha.
2. Xisaabinta kharashaadka ganacsiga
3. Xisaabinta FAA'idada ganacsiga
4. Xisaabinta inventory ga badeecada ganacsiga.
5. Xisaabinta daynta ku maqan macaamiisha.
6 . Xisaabinta daynta shirkadaha VENDORS.
Nagu dooro Adeeg tayo sare leh Qiima ku raali galiyo
✅ 24/7 caawin ah
Nagala soo xariir 0907763300