23/07/2026
🚀 Daahfurka ERPNext – MaamulHub Consulting Firm.
MaamulHub Consulting Firm waxay si rasmi ah u soo bandhigaysaa ERPNext, oo ah nidaam casri ah oo loogu talagalay ganacsiyada u baahan xal ka ballaadhan accounting software-ka.
ERPNext wuxuu hal meel ku mideeyaa dhammaan hawlaha ganacsigaaga, sida:
Accounting, Inventory, Sales, Procurement, CRM, Manufacturing, Projects, iyo POS.
Ganacsiyo badan oo nala shaqeeya ayaa durba u wareegaya nidaamkan si ay u helaan maamul hufan, xog mideysan, iyo go'aan-qaadasho wanaagsan.
ERPNext – Hal nidaam, hal xog, hal maamul.
63 4228660