15/08/2022
It was an honor for Premium Certified Accountants to attend in Kampala the Somalia/Uganda Investment and Business summit. Investment opportunities in both countries were covered in the summit, along with methods of cooperation at the state and private sector levels.
Shirkada Premium Certified Accountants waxaa sharaf u aheyd in ay ka qeyb gasho shirka ganacsiga iyo maalgashiga ee Uganda iyo Somalia ee Kampala. shirka waxa looga hadley fursadaha maalgashi ee labada wadan iyo sidi looga wada shaqeyn karo heer dowladeed iyo mid ganacsato.